Tusaale Dheeraad ah3
β
Muhiimada ugu horeysa ee laga doonayo tababare Frank Rijkaard oo uu caawinayo ninka ay isku jinsiyada yihiin Hink Tin Kat, inuu kooxda dib ugu soo celiyo heer sareeya, kooxdan oo aan wax koob ah ku guulaysan tan sannadkii 1999.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
-imo, m.l
Xarafka
T Β· TI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
