1
Tusaale Dheeraad ah3
“
Intase uu soo hanbabaray ayuu ku yidhi: "xaallada dadka muslinku ku sugan yahay ayaa xanuun igu haysa oo naftayda xaradhaaminaysa."
”“
Allaha u naxariistee Xildhibaan Shiriye oo mudooyinkan jiifay Isbitaalka magaalada Garoowe ayaa waxaa hayey xanuun dhinaca sonkorta ah isla markaana mid ka mid ah lugtiisa nabar ugu yiilay uu sababay in la jaro, taasoo keentay in ay ka sii darto.
”“
Marxuumka ayaa u geeriyooday Xanuun mudo kooban hayay,kadib markii isagoo Caafimaad qaba uu seexday kadibna Habeenbarkii Xanuun iyo Taah lasoobooday sidaasina ku Nafbaxay,iyadoo Culimaa'udiin farabadan Qur'aan la dul fadhiyaan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
