U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abbaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ASubg AB6 xar
1

Qof cid magan geliyey.

2

Qof, cid magan u ah. abbaanduul m.l Cilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Kuwaasi waxay leeyihiin duul u ah " Abbaan" ama u ah adeege loo isticmaalo kala furfurka wax Alla wixii u eeg dawlad Sansaankeed.

”
“

Wacays Xirsi oo u dhashay reerkan Axmed Nuux ay alaab uu Berbera ka iibsado Awr ku qaadi jiray una iibgeyn jiray Caro Ogaadeen isagoo abbaan uu u ahaa nin degaankaas ahi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abbaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD