U gudub nuxurka bogga
SABAAD

arar

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AR4 xar
1

Dhulka u dhow ee ku heeran ceel ama degaan.

2

Gogoldhigga loo sameeyo hadal ama qoraal.

3

Daaqidda ay xoolo la waraabshey soo daaqaan inta ayan rakaadan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arar: Sheekh Ismaaciil Jaamac Cigaal oo loo yaqaanney Fadal wuxuu ahaa sheekh caalim ah oo ku noolaa dhulka gubanka loo yaqaan ee Degmada Xagal iyo xeebta Badda Cas ee bariga Berbera horraantii qarnigii 18aad.

”
“

Hadaba waxqabadla'aanta dawladan Ra'iisal Wasaare Harper iyadoo muwaadin ka mid muwaadiniinta wadankan ay Dawlada Itoobiya sidaa ugu tomato xuquuqdiisa aasaasiga ah ay xusuusinayso shacabka dareen la mid ah arintii ku dhacdey Maahir Arar.

”
“

Inkasoo uu qareenkiisu yahay nin aad looga yaqaan wadankan Kanada oo ah ninkii ku guuleystay dacwadii Mahar Arar uu dacweeyey Dawlada Kanada maadaama six un xuquuqdiisa loogu tuntay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
arar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan