U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caalim

Magac Lab
Naxwe-miin, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
La Mid Ahcaalin1Magac Lab
1

Qof aqoon badan u leh cilmiga.

2

Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Caalim oo Warsaxaafadeed ka soo saaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Galmudug ay dhibaato ka wadaan dad uu ku sheegay inay wadanka ay ka galeen Danbiyo dagaal, kuwaas oo carqaladaynaya nabada ka jirta deegaanadaas.

”
“

Muxyiddiin Celi; Caalim Weyn oo KU Xeel Dheer Fiqiga * Macalin Nuur Maxamed Siyaad; Caalimkii weynaa ee qeybta weyn ka geystay hergelinta dugsiyo badan.

”
“

Darajada koowaad waxaa la yiraahdaa Muqalidiin waana kuwa aan aqoonta u lahayn Diinta, waxaana waajib ku ah inay ka qaataan Diintooda Caalim kasta oo aqoon u leh Kitaabka iyo Sunnada oo ay ku kalsoon yihiin Diintiisa iyo Cilmigiisaba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-miin, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caalim - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan