U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baaqo

Fal Magu (3)
Naxwe-qday, -qatay
Xaraf BSubg BA5 xar1 Tusaale
1

Meel tegiddeeda ka maqnaan.

2

Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid. .

Tusaalooyin

“

Shirkii wuu baaqday

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Walaal horaa loo yidhi “inkastoo loo baaqo oo loo sheego barwaaqo dadbay meeli bugtaa.”

”
“

. In dawlada Fedraalka KMG ah iyo dhamaan dhinacyada ka soo horjeeda loogu baaqo iney ka qaybgalaan dib u heshiisiinta si ay u noqoto mid loo dhan yahay oo horseeda nabad waarta.

”
“

"Cid aan ogeyn ma jirto in waxqabadkii laga doonayay DF aanu muuqan, taas ayaana keentay in shirkan lagu baaqo, balse waxaan ku shaqeynaynaa dalkeena, mana ahan wax suurogal ah inaan ku shaqeyno dal kale" ayuu mar kale yiri xildhibaan Salaad Jeelle.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-qday, -qatay

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baaqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD