Tusaale Dheeraad ah3
“
Xildhibaan Seeraar oo iminka ku sugan Muqdisho ayaa shalay xogheynta Barlamaanka ay ku eedeeyeen inuu fasax la’aan mudo afar bilood ah ka maqan yahay xarunta Barlamaanka Baydhabo iyadoo aan la ogeyn howsha uu ku maqan yahay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-ray, -rtay
Xarafka
S · SE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
