U gudub nuxurka bogga
SABAAD

basaas1

Magac Dheddig
Naxwe-siin/-syo, m.dh
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay.

2

Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Diyaarad yar oo la rumeysan yahay inuu Mareykanku leeyahay ahaydna mid basaas oo dhulka laga hago ayaa maanta ku dhacday Magaalada Baydhabo, kadib 24-saac oo ay dul heebaabaysay Magaaladaas.

”
“

Ururka Al-shabaab ayaa Axadii shalay ku toogtay fagaare ku yaala deegaanada ay ka maamulaan Muqdisho nin lagu magaacaabi jiray Axmed Cali Xuseen oo 44 jir ahaa, kaasoo ay ku eedeeyeen inuu ahaa basaas la shaqeynayay hay'adda CIA-da Mareykanka.

”
“

Maleeshiyada Al-shabaab ee degmada Kismaayo ayaa ku toogtay deegaan 25-km galbeed kaga beegan degmadaas wiil dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen inuu ahaa basaas u shaqeeya dowlada Ethiopia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-siin/-syo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
basaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD