U gudub nuxurka bogga
SABAAD

birsol1

Magac Lab
Xaraf BSubg BI6 xar
1

Neef xoolo ah oo la gowracay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed Axmed (Barre Adduunyo) Birsol Hargeysa.

”
“

Waxaanay wararku sheegeen in 19-xubnood, la soo taagi doono Maxkamad, laguna eedeeyay arrimo la xidhiidha musuq-maasuq iyo Hargeysa (Haatuf): Ururka BIRSOL oo ka mid ah Axsaabtii Is-diiwaan-gelisay, ayaa tallooyin u soo jeediyay Madaxweynaha cusub Mud.

”
“

Sidoo kale ururada ASAD iyo UDUB ayaa mid waliba 16 degmo liisaskiisa musharaxiinta geeyey, halka uu ururka BIRSOL 14 degmo liiskiisa geeyey, sidoo kalena ururka HORMOOD ayaa 12 degmo liisas u gud-biyey, halka uu ururka SAHAN liisas geeyey 11 degmo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
birsol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD