1
Baabuur fuusto weyn xambaarsan oo biyaha, baasiinka, naaftada iwm lagu qaado.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Qaraxan ayaa noqonaya kii labaad oo muddo 30-casho gudahood ah lala beegsado booyad biyo u wadday ciidamada Ethiopia ee saldhigyada ku leh waqooyiga Muqdisho, waxaana qaraxii hore uu sababay dhimasho iyo dhaawac intaan ka badan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
B Β· BO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
