U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cabqari

Magac Lab
Xaraf CSubg CA7 xar
1

.kh C. ah: qof aad u caqli badan oo u aragtidheer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekhu wuxuu ahaa caalim khayr badan oo noloshiisa u hibeeyay faafinta dacwada iyo cilmiga shareecada, wuxuuna ahaa shakhsi cabqari ah, xikmad badan, akhlaaq iyo wanaag Illaahay siiyay.

”
“

Wuxu ahaa Alla ha u naxariistee cabqari, sama katalis ah.

”
“

Xirsi Magan wuxuu ahaa nin Illaahey yaqaan oo taqi ah, wuxuu ahaa nin dabeecad wanaagsan, wuxuu ahaa nin dadnimada ku wanaagsan, wuxuu ahaa Oday cabqari ah, wuxuu ahaa wadani dalkiisa iyo dadkiisa jecel, wuxuu ahaa nin Af-soomaaliga hodan ka ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cabqari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan