U gudub nuxurka bogga
SABAAD

canab

Magac Lab
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama guduud ah, cutubcutub u baxa oo sidooda lagu cuno ama khamri laga sameeyo ama inta la qallajiyo sibiib laga dhigo.

2

Miraha geedkaas dhala.

3

C. ah: kuul mirahaas u eg.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali ayaa ku celiyay su’aal oo yidhi; “Adiga maxaa kuu keenay Ayaan-darro iyo wax xun, waxaabad tahay Canab Indho-jacayle.”

”
“

· Iyo halka ay ku dambaysay gabadhii Canab ee uu jeclaa, taas oo aanu raq iyo ruux meel ay jaan iyo cidhib dhigtay aanu war ka hayn, balse ay ka daboolaysay waayaha qallafsan ee ku xeeran.

”
“

Canab Cumar Ileeye, oo ka tirsan urur-siyaasadeedka HORMOOD, oo iyana tilmaantay sida haweenka looga qadiyay mansabyada siyaasadda hoggaanka dalka, iyo maamulka intaba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
canab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan