Tusaale Dheeraad ah3
β
Isagoo isku dayay inuu wax ka qabto dhibaatooyinka dhaqaale ee soo wajahday iyo khasnadii dawladda oo faaruqday ayuu boqor Luwiskii 16aad soo rogay cashuuro dheeraad ah oo uu soo saaray dadka taasoo culayskii bulshadda haystay sii siyaadisay.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-rtay, -ratay
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
