U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciriiri1

Magac Lab
Xaraf CSubg CI7 xar
1

Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed.

2

Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed.

3

Wax heliddooda adagtahay.

4

Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay ka soo tageen qololkoodii, sariirahoodii, oo ay doorteen god ciriiri ah oo mugdi ah.

”
“

Qaadka iyo Sigaarka waa in ciriiri laga dhiga oo aan si fudud loo hilin.

”
“

Lama oga sababta ciidamada Booliska ay rasaastaasi u fureen,balse wararka ayaa sheegaya in ay cabsi ka soo wajahdey wado ciriiri ah oo halkaas ku taaley.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciriiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan