U gudub nuxurka bogga
SABAAD

coon1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf CSubg CO4 xar1 Tusaale
1

Nin gaaban oo aan da'diisu ka muuqan.

2

Dab, webi, bad iwm agtooda. : dabka agtiisa.

Tusaalooyin

“

Dabka c.kiisa

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed Maxmuud Maxamed Cashare (Coon) "Hanad teg, Hibo dhooftay, bilihii u danbeeyeyna lacagahay soo direen anaaba ka qayilay.

”
“

Maxamed Maxmuud Maxamed Cashare (Coon) Gabaygan aan ku magcaabay “Allow Sahal” waxaan tiriyey 27 March, 2010.

”
“

Maxamed Maxmuud Maxamed Cashare (Coon) Dhibaatada iyo aafada iyada oo aan Eebbaheen badin ay Soomaaliyi isu geysatay Sida dhabta ah waxaa ku habsadey Ummadda Soomaaliyeed dhibaato aad u weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

C · CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
coon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD