U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daaro

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).

2

Qof tartiib u taabasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hirdanka ugu ba’ani goobuhuu ka socdey ee dhulka iyo baddu isku haleelayeen ayaa qofku soo degey; daaro iyo dekedo ka samaystay.

”
“

Wuxuu xusay in kuwa Somaliya ka argagaxaan marka lagu yidhaahdo shir Somaaliya ha laydinku qabto, iyagoo aad u jecel inay ku hoydaan daaro wadamo kale leeyihiin, halka, buu yidhi, Somaliland ay ka dhisan tahay dawlad aqoonsigii ka maqan yahay.

”
“

Waxay arintaasi ku guuleeysteen oo ay kaligood magac dowlad Somaliyeed ku daaro ama guryo dhisteen, ku beero qoteen ku tagri falayeen, mudo dheer oo ka soo bilaabatay 1960kii xoriyo qaadashadii ilaa laga soo gaaro 1991dii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan