1
Dabaal samayn.
Tusaale Dheeraad ah3
β
"Waxaan soo jeedin lahaa in dalka gudihiisa lagu qabto shirweyne ay Somalida oo dhan isugu timaado, ayna ka qaybgalaan aqoonyahanada dibada ku maqan, si loo joojiyo colaada, laguna soo dabaalo dalka nabad" ayuu yiri Madaxweynihii TFG.
ββ
Wuxuu intaa raaciyay, in dhinaca Mucaaridka iyo Salaadiintuba ogolaadeen in wada-hadal bilaa shuruud ah iyo wada-tashi lagu soo dabaalo, is-maan-dhaafka Siyaasadeed ee jira.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (3) (f.mg3)
Isrogrog
-aashay, -aalatay
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
