U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabool1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mise waa la xusuusan yahay ee ogaan baa dabool culus loo saaray?

”
“

Pessar-ku waxa weeye dabool cinjir ah oo ey gabadhu gelineyso siilka dhexdiisa si uu u daboolo ilmagaleenka.

”
“

Waxa kale oo uu sheegay in dabool la saaro nabadda iyo horumarka dadka Somaliland iyagu gaadheen, iyadoo aanay jirin cid ka caawisay, xitaa Itoobiya aanay ku andacoon karin in ay doorweyn ka ciyaartay dhismaha nabadda iyo hannaanka Somaliland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan