U gudub nuxurka bogga
SABAAD

danayn

Magac Fal
Xaraf DSubg DA6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrimahaas ayay Deeqa iyo labadeedii waalidba danayn jireen,waxna kala bixi jireen; Laakinse Aflaam la daawado,Waxbarasho, Socdaallo, Dalxiis, Tamashle iyo arrimaha la midka ah shaqo kuma ay lahayn Deeqa.

”
“

Markaas ayaan ka codsaday Caydaruus in uu dhawr meelood aniga iyo qayrkayba inta danayn karta uga iftiimiyo geeddi nololeedkii aabbihii Cismaan keenadiid.

”
“

Illaa maalintaa Deelley aad baan u danayn jiray, ha ahaatee tixo duulduul ah mooyee weligay iyada oo dhan ama u dhow ma helin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
danayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan