U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duulduul1

Magac Lab
Xaraf DSubg DU8 xar
1

Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abwaan Cali Ismaaciil Carab (Cali Duulduul), Hargeysa Jilbo-Dhiig, qiso jacayl ah, waxaa qoray Xasan Faarax Maxamed (Xasan), waxaa tifaftiray A. Ducaale : 37aad.

”
“

Illaa maalintaa Deelley aad baan u danayn jiray, ha ahaatee tixo duulduul ah mooyee weligay iyada oo dhan ama u dhow ma helin.

”
“

Cali Ismaaciil Carab (Cali-Duulduul), Hargeysa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duulduul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan