U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deeqsi

Magac Lab
Naxwe-iyaal/-iyo, m.dh
Xaraf DSubg DE6 xar
1

D. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaalada Minyabolis waxaa ku nool Jaaliyad Soomaaliyed oo ku fir-fircoon arrimmaha bulshada iyo ganacsiga, waxaan kulan aad u wanaagsan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed oo aad u ballaaran, fir-fircoon, deeqsi iyo waddaniyiinba ah.

”
“

Aabaheed wuxuu ka mid ahaa kaaba qabiillada reer Khazraj ee sar sare, sidoo kale wuxuu ahaa mid aad u deeqsi.

”
“

Dhalxata wuxuu ahaa deeqsi u roon masaakiinta, waxay weydiistaan oo dhan wuu siin jiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyaal/-iyo, m.dh

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deeqsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan