U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaayo

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Xubnaha aragga; indhaha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Nimaan Dhul Marin, Dhaayo Maleh” November 24, 2012 5:50 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

”
“

Shirarkaasi marna kama marnayn faragelin shisheeye iyo hadba qolyo dhagta wax loogu soo sheego oo lagu adeegto, kuwaas oo loo balan qaado mansab, iyo xoogaa luf-luf ah, dheef aan dhaayo sii waara lahayna la siiya.

”
“

Waxaa maahmaahyahayga ka mid ah Nimaan dhul marin dhaayo ma leh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan