U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhacan1

Magac Dheddig
Naxwe-cmo, m.l
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xasan Daahir Aweys, iyadoo dhacan lagu sheegay inuu ahaa mid qorsheysan.

”
“

Mucaawinadii la dhacay ayaa la sheegay in qaarkood ay ka tageen askartii halka qaaar kalena ay qaateen, waxaana isku dhacan uu qayb ka yahay isku dhacyo kala duwan oo horay uga dhacay degmadaas.

”
“

Dib u dhacan ayaa waxaa sababay iyadoo aysan jirin ergooyinkii ka qeybgeli lahaa shirka oo aan soo gaarin Muqdisho iyo is qabqabsi weli ka taagan beelaha Somaliyeed oo ku muransan ergada shirka ka qeybgaleyso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-cmo, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhacan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD