Tusaale Dheeraad ah3
“
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho wuxuu sheegay inuu ka codsanayo Madaxda DF inay gacan ka siiyaan sidii uu amaanka ku sugi lahaa, isagoo sheegay in maamulkiisa uu kasoo dhalaali doono howlaha loo xilsaaray.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (2) (f.g2)
Isrogrog
-iyay, -isay
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
