Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.kh H. ah: qof hawsha qabashadeeda karti dheeraad ah u leh.
Khaliif Ciise Mudan, ayaa lagu sheegaa nin hawlkar ah oo go’aan adag oo jecel in hawshu ay u fusho sida uu isagu markaas talada u arko in xal lagu gaari karo.
Waxaa ugu mudan sinnaan, iskaashi, u nuglaan, ka qaybgalin, u hogaansan sharci, hufnaan iyo hawlkar, iyo oofin wacad.
Adna Aadan waxaan odhan kara waa muwaadinad hawlkar, aan kalsooni buuxda ku qabo inay ka soo dhalaali karto hawsha balaadhan ee loo igmay oo ay ugu horayso iibgeynta qaranka Somaliland oo aan aqoonsi ka haysan bulshada caalamka.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag