U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhammayso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf DHSubg DHA9 xar
1

Cunto, cabbitaan iwm laysasho.

2

Dan ebyasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ruun saddexle waxay u xamaan-qaadatay in ay u safarto halka uu deggen yahay walaalkeed Gaas Saddexle si ay ula socodsiiso arrinta Bialn oo weliba ka soo dhammayso inaanu horjoogsna oo aanu xoolo ku xidhin ninka ay Bilan raalida ka tahay ee Baxnaan.

”
“

. In ay Beelnimo ula xaajooto, kuna dhammayso wixii ay tabanayaan si suluxa oo aan ahayn Qaranimada Somaliland oo ay horsed ka ahaayeen ku dhawaaqistii gooni isu taaga Jamhuuriyadda oo aan lahayn gorgortan in ay gasho.

”
“

Guddoomiyaha UMAD, isaga oo isla arrintaas ka sii hadlaya wuxuu yidhi; “walaal waxaa meesha ku jira, anigu waxaan ahaa ururkii ku dagaalamay in dawladda sannad loo kordhiyo, si ay u dhammayso arrimaha doorashooyinka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhammayso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD