U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gorgortan1

Magac Lab
Xaraf GSubg GO9 xar
1

Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In ay Beelnimo ula xaajooto, kuna dhammayso wixii ay tabanayaan si suluxa oo aan ahayn Qaranimada Somaliland oo ay horsed ka ahaayeen ku dhawaaqistii gooni isu taaga Jamhuuriyadda oo aan lahayn gorgortan in ay gasho.

”
“

Sideedaba nabadgelyadu wax gorgortan geli kara ma aha, lagamana aqbalayo cid kasta oo nabadgelyada wax u dhimaysa, waxaanuna xoogayaga isugu geynaynaa sidii loo ilaalin lahaa nabadgelyada dalka.

”
“

Meelaha qaarkood waxaa la sheegaya inay ka socdaan gorgortan la damacsan yahay in lagu xiro safaaradaha qaarkood, si ay u fududaato in xarumahaas la iibiyo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gorgortan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan