Tusaale Dheeraad ah3
“
Olympic Stadium, maaha mid ila bili ah, runtii waxaan filayay inan iskaga dhayo doogtii iga gaadhay dhaawacii ruuga iga haleelay, laakiin wuu igu sii ballaadhiyay.”
”“
Qormadaydaan waxaan isku dayi doonaa inaan u iftiimiyo madaxweynaha mustaqbalka dhowr boogood oo u baahan in la dhayo, boogahaas oo maamuladii hore ku fashilmeen dawayntooda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-yaday, -yatay
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
