U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhegsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHE7 xar
1

Wax meel ku naban ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ciidamada ayaa si qasab ah sidoo kale ugu fiiqayey gaadiidka qaar kuwaasi oo diidanaa in laga fujiyo bacaha madow eek u dhegsan muraayadaha gawaarida, taasoo aan la ogeyn wixii gaariga ku jira iyo waxa uu sido.

”
“

Dhammaan taandhooyinka la dhisay tiradoodu intay doonto ha leekaatee waxay ahaayeen qaar hawanaya oo aanay cidi dhex joogin marka laga reebo ciidanka ilaalada ah, iyadoo meel u dhaw dhoobada dhexdeeda ku dhegsan yihiin kumanaan qof oo bilaa hoy ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhegsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan