U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhooban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf DHSubg DHO7 xar
1

Wax badan oo meel isugu urursan noqosho.

2

Wax salaaxmay noqosho (guri, xafiis iwm).

3

Wax waabaayo marsantahay noqosho (fallaar, gammuun iwm).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa Laas-caanood dhooban raggii caqliga u saaxiibka ahaa, culimaa’udiinta islaamka iyo raggii beri talin lahaa.

”
“

"Boqolaal qof oo guryahoodii dib ugu soo laabtay ayaa maanta barokacay, xaaladu waa qasan tahay, wadada warshadaha waxaa dhooban ciidamo taabacsan dhinacyada iska soo horjeeda" ayay tiro hooyo la cararaysa afar cunug oo ay dhashay.

”
“

Ciidamada ayaa saaka waxaa la arkayay iyagoo dhooban hareeraha wadooyinka kuwaasi oo dadka iyo gaadiidka u diidayay in ay isticmaalaan wadooyinkaasi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhooban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan