U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dooc

Magac Lab
Xaraf DSubg DO4 xar
1

War sugan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kelmada Dooc waxa weeye Maqal, taas oo ah inaanad maqal waxaas, sidoo kale kelmadda Dareen waxa weeye Arag, taas oo ah inaad waxaa aragtay ama aanad arag.

”
“

Midnimo waxa ay wadajir yeelataa marka ay ku qotonto tiirar la isla qaatay nuxur ahaan oggolaanshahooda, laguna saleeyo gundhigyo caddaalad iyo horumar tiigsi ah iyo isirro ummadnimo oo la wada ilaashanayo dooc iyo dareen qanaacaddooda.

”
“

Teeda kale mas’uul waliba waxa tooyashadiisu inta badan ku dacal dhebaysaa hirarkii uu inta badan ka hadli jirey dabuub iyo dooc ahaanba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dooc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD