U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ummadnimo

Magac Dheddig
Xaraf USubg UM9 xar
1

Ummad ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qoraalkan ujeedadiisu waxay ku biyo shubanaysaa in ay khatar tahay haddii ay dhaqan noqoto in danaha gaarka ah ay gacanta sare yeeshaan, arrintaas oo liciifinaysa jiritaanka dawladnimo iyo muhiimadda danaha guud ee ummadnimo sida Somaliland.

”
“

Taasi dabcan waxay xadgudub ku ahayd karaamada iyo ahaanshaha ummadnimo ee Masar iyo carab iyo muslin oo dhan.

”
“

Midnimo waxa ay wadajir yeelataa marka ay ku qotonto tiirar la isla qaatay nuxur ahaan oggolaanshahooda, laguna saleeyo gundhigyo caddaalad iyo horumar tiigsi ah iyo isirro ummadnimo oo la wada ilaashanayo dooc iyo dareen qanaacaddooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

U · UM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ummadnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD