U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doodaa

Magac Lab
Naxwe-aayaal, m.l/dh
Xaraf DSubg DO6 xar
1

Nin hadal yaqaan ah; aftahan; doode.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mudanayaal kale oo iyaguna doodaa shalay ka qayb galay, ayaa ku dooday inay muddo kordhintu ahayd mid sharci ah, oo waafaqsan dastuurka qaranka.

”
“

“Madaxdu waxay ka doodaa oo ay wax iska tidhaa warbaahinta, laakiin nin masuul ah oo gacanta loola tagay isaga ayuun baa jira.

”
“

Doodaa oo lahayd ahmiyad weyn, waxaa hoggaaminteeda iyo fahamka hab-socodkeeda hoggaaminayay Agaasimaha Akadamiyada Nabadda iyo Horumarinta Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aayaal, m.l/dh

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doodaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD