U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doqonniimo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DO10 xar
La Mid AhdoqonnimoMagac Dheddig
1

Doqon ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dunta Bili nin lagu xidhay Dabin loogu yimi bahal Haddii aano loo dilo Doqonniimo ugu filan.

”
“

Laakiin xilliyadan waxa ka dhex muuqda baylaho badan, nacasnimo badan iyo doqonniimo aan loo adkaysan karayn.

”
“

Waxa iyana doqonniimo ah in la xanaaqo oo dagaal aan dhammaad lahayn lagu jiro.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doqonniimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD