U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doqon1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf DSubg DO5 xar
1

Nin aan caqli iyo garaad badan lahayn; dabbaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Oo hadduu dalkii ku laabto miyuu ku nabad gelayaa sow kuwii halkaa joogay ku odhan maayaan waa doqon, wuu shaqaysan waayey, Ilaahay baa halkan ka kaxeeyee maxaa ku soo celiyey…bal waxa qayrkii daaro soo dhisteen eega…waa janno ka bood.

”
“

Wuxuuna ku galay si sahlan oo doqon ma garato ah, waayo wuxuu ugu soo dugaalay diin.

”
“

Duflihii libaax dhalay hadduu, duqu mar weynaado Digta iyo dagaalkiyo hingada, duulistiyo xoogga Dariiq baa Ilaah wada marshaa, doqon ma yeeshaane.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doqon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan