1
Agagaar.
2
Wax gadaashiis dambe.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Marka laga tago muuqaalka duleed ee dhismaha Saldhigaa, waxaan badiba shaqaynin qolalkii Maxaabiista lagu xidhi jiray, kuwaas oo dunsan, taasina waxay sababtay sida muuqata in maxaabiista la soo xidho badhkood lagu hayo berendaha dhismaha Saldhiga.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dyo, m.dh
Xarafka
D Β· DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
