U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabacsan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf DSubg DA8 xar
La Mid Ahdebecsan1Fal Magu (1)
1

Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tom inta ku daray inay weli jiraan meelo dabacsan oo ay Argagixisadu ka soo huluulan karaan dalka Maraykanka, si ay falal Argagixiso uga dhex fuliyaan.

”
“

Dhalxata wuxuu yidhi, horey ayaan u garanayay Abuubakar, wuxuu ahaa nin dabacsan oo dulqaad badan ayna dadka jecel yihiin, wuxuu ahaa ganacsato leh toosnaan iyo dabci wanaagsan.

”
“

Isagoo qalbigiisa naxariis uga baadh baadhayaa, ayuu si dabacsan ugu sheegay waashmaankii, inuu dibadda uga saaro.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabacsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan