U gudub nuxurka bogga
SABAAD

eegmo

Magac Dheddig
Xaraf ESubg EE5 xar
1

Daymo; fiiro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Luul oo aad moodo in qalbigeedu uu ku maqan yahay eegmo aan u-kas ahayn oo dhinaca Najiib ah, ayaa ku soo gebogebaysay jawaabaheeda qalbiyo is raba mataanayntood taas adigaa iga caawin doona jawaabteeda.

”
“

Marka ay weydaaratana dabinta hooseinta uu qaniino ayuu ka daba geeyaa eegmo xun oo uu kaga beegay qar-qarka danbeee ay weedhaaminayso illaa ay ka libdhayso.

”
“

Wuu eegmo kulul yahay oo haddii ay gabadh iska soo hor baxaan wuxuu ku ganaaindhihiisa aad goodka moodo iyo daymadiisa naxariista daran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

E · EE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
eegmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD