U gudub nuxurka bogga
SABAAD

eryo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-yaday, -yatay
Xaraf ESubg ER4 xar
1

Wax ordayo cayrin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cawil Cali Ducaale waxaa ka muuqatay qoraalkiisa nacayb iyo eryo aflagaaddo ah oo aan qaban marxuum Maxamed Xaji Ibraahim Cigaal oo maanta qabri ku jira (qof dhintay isma difaaci karo).

”
“

Wuxuu kaloo Maxamed Sheegay in ay sharci-daro tahay in shaqada laga eryo qof shaqaale ah oo waliba Garsoore ah oo aan lagu eedayn shaqo-xumo.

”
“

Hadii qori laguu qaato oo dagaal lagaaga eryo kursiga, taariikhdaadu waxay la mid noqon tii Siyaad Barre.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-yaday, -yatay

Xarafka

E · ER

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
eryo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan