U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fahmad

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA6 xar
La Mid AhfahmoMagac Dheddig
1

Garashada si sahlan wax loo garto.

2

Farxad iyo firfircooni.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed waa nin aad u fahmad badan, fahansanna in darajada iyo hawgalka aabbihiis uusan uga sokayn ummadda ku dhaqan Puntland.

”
“

Shareecada Islaamka laba shardi oo aasaasi ah ayey u sameysay ruuxa mas'uul noqonayaa sida ku cad suuratu Yusuf: 1) Cilmi (knowledge) oo loola jeedo khibrad, xilkasnim, xikmad, fahmad badan, indha badan iyo waaya aragnimo.

”
“

Wuxuu ahaa nin fahmad wanaagsan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fahmad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD