U gudub nuxurka bogga
SABAAD

eedaysane

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dh
Xaraf ESubg EE9 xar
1

Qof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Wuxuu farxad iyo firfir- cooni dareemaa marka uu eedaysane gacanta ku dhigo, siiba haddii uu yahay qof madow ah ama ajnabi aan afka waddanka si fiican ugu hadlayn.

”
β€œ

Bilawgii bishii Janaayo ee 2012 waxaa magaalada Garoowe gacanta lagu dhigay eedaysane: Keyse Axmed Aadan, da’iisuna tahay 26 Jir, Keyse wuxuu ka tirsanyahay kooxda amniyaadka xarakada Al-shabaab wuxuuna xirrir adag la lahaa kooxda falka fulisay.

”
β€œ

Gaashaanle dhexe, Eedaysane C/laahi Askar oo aan wax nuxur ah lahayn, si sharci ahna aan loogu aqoonsan karin warbixin laga qoray eedaysanahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Xarafka

E Β· EE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
eedaysane - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan