Skip to main content
SABAAD

garanwaa

Magac Lab
Xaraf GSubg GA8 xar
1

Wax garasho waayidda.

Tusaale Dheeraad ah2

…………………………………………………………………………………………………………………… Adoo ciillan cid aad u cabato garanwaa Waxaan ahay nin waayeel ah oo afar iyo toddobaatan jir ah, waxaanan maqlay in badan dad leh ‘maxaa ka habaaray ciidamadeena alfaan garbaha lagu qaato?

Ta kale marka aad garnaqsanayso ugu yaraan afar arrimood ayaad ku gar-waayi kartaa, kuwaas oo kala ah 1) Af-waa (hadal-garanwaa), 2) Hamrasho (dhiirasho la’aan), 3) cadayn la’aan iyo 4) iyada oo lagaa eexdo.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garanwaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag