U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciillan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf CSubg CI7 xar
1

Wax ciil hayo ahaansho. 2.

Tusaale Dheeraad ah2

“

…………………………………………………………………………………………………………………… Adoo ciillan cid aad u cabato garanwaa Waxaan ahay nin waayeel ah oo afar iyo toddobaatan jir ah, waxaanan maqlay in badan dad leh ‘maxaa ka habaaray ciidamadeena alfaan garbaha lagu qaato?

”
“

Bal aynu tuducan gabayga ah “Calow maqal cantuugad badhkeed waa calool melege, Calow maqal rag kula cayn ah oo ciillan baa jira’e, Calow maqal ciyaar iiga fudud ceeb inaa falo’e”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciillan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan