U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hadimo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf HSubg HA6 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intaa ka dib waa in ay shacabku ka digtoonaadan in ay ku huleelaan booraan hadimo oo lagu hodayo ayna mar, labo iyo saddexba horay ugu dhaceen.

”
“

- Doorasho Eex laguma daro, dumaalna hadimo laguma daro. 9- Guddi Eexatay iyo guur sokeeye midna guul daro kama fogaado.

”
“

Ma arko iimana muuqato, waxaan hadimo iyo hagar-daamo ahayn oo ay jilayaan raggaasi, mise waxay u maleeyeen in wali bahda waxbarashada iyo dhallintuba ay rajo ka qabaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hadimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD