U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoobiye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf HSubg HO7 xar
1

Qori boobe culus ah, lugo lagu istaajiyo leh oo xabbado badani ka dhacaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hoobiye ku habsadey suuqa Bakaaraha Waxaa maanta mar kale labo hoobiye ku habsadeen bartamaha Suuqa weyn ee Bakaaraha halkaasoo ilaa iyo hada la xaqiijiyay in ay jiraan 8 qof oo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

”
β€œ

Muqdisho: Hoobiye lagu garacey ciidamada Ethiopia Hoobiyayaal ayaa lagu garaacay goor dhoweyd (fiidnimada 16 Feb) Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ciidammo Ethiopian ahi ka sameysteen fariisin militeri.

”
β€œ

Ciyaartoyga VFB Stultgart Krasimir Balakov, ayaa markale goolkii hoggaanka u dhaliyay, balse kubbad hoobiye ah oo ka timi difaaca Germany Arne Friedrich, ayuu shebegga ku hubsaday Carsten Jancker daqiiqaddii 57aad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

H Β· HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoobiye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD