U gudub nuxurka bogga
SABAAD

huryo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.
Xaraf HSubg HU5 xar
1

Dawacada keeda dheddigga ah.

2

Shimbir yar oo ganfuur cas oo geela garbaha ka cunta; jirri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Sidaa darteed, Huryo ayaa sabab u ahaa in aan dhulkii ka imaado oo aan Fanka Soomaalida ku soo biiro,” ayuu yiri Sangub oo ka hadlayay cidii gacanta ku siisay inuu ku dhiirado, kana qayb-qaato Fanka.

”
“

Waxaa in yar ka dib ka daba tagey tiir-dhexaadyo ay ka mid ahaayeen Maxamed Cumar Huryo, Cabdulle Raage Traawiil, Cumar Dhuule Cali, Cumar Macallin iyo Xasan Shiikh Muumin, Fiilosoofkii fanka iyo suugaanta yoolka leh.

”
“

Jilayaasha kale ee ka qayb-qaatay Riwaayadaha Abwaan Sangub, waxaa ka mid ah; Maxamed Mooge, Dhegjar, Huryo, (dhammaantood Alle ha’u naxariistee), Sahra Axmed, Cabdi-dhuux, Meecaad Miigane iyo Saado Cali Warsame.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
huryo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan