U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caamo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin.

2

Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaana ka dhaadhacsan Reer Koofur oo dhan: Rag iyo Dumar, Caamo iyo Culimo, Sheikh iyo Shaab waxba isma dhaamaan, oo waa Umulo-Dooxyo, Marras iyo Maato leys ah.

”
“

Qabuura Faagista Shabaab iyo Qaaya tirista Diinta Urururka Shabaab oo lagu yiqiin afkaar badan oo ay la yaabeen culimo iyo caamo badan ayaa lasoo if baxay habdhaqan hor leh oo in badan ku riday afkii baa juuqda gabay.

”
“

Madaxweyne caamo ahi horumar umadeed ma keeni karo inta uu caamanimada kabaxayo ayaa dal iyo dad baaba,ayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan