U gudub nuxurka bogga
SABAAD

imminka

Magac Dheddig
Xaraf ISubg IM7 xar
1

.fk Goorta la joogo; hadda; haddeer; eegga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad badan oo reer Puntland ahi waxay is waydiinayaan su’aasha ah; bal horta muxuu maamulka Puntland noloshooda qof ahaaneed ka bedelay, waxayna aamin darro xooggan ka muujiyeen xukunka imminka talada haya mar wax laga waydiiyey.

”
“

Heshiisku rajo wanaagsan haba lahaadee Ban Ki-Moon wuxuu intaas raaciyey in dhinacyo uu ku sifeeyey kuwa xagjir ah ay illaa imminka kasoo horjeedaan heshiiskaas.

”
“

Imminka anigu warkii wiilkaan wadaa:“ ee Aabbe la inoo ballan!

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

I · IM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
imminka - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan