U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xagjir

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo').

2

X. ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn.

3

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddoomiyuhu, wuxuu sheegay inay la hadlayaan cid walba oo ka tirsan mucaaradka iyagoo aan u kala soocayn xagjir iyo dib u socod, mase sheegin inay kula kulmaayaan meel kasta.

”
“

Waar ma hawshaa aan wado ayuu Ibraahin leeyahay waa xagjir?

”
“

Heshiisku rajo wanaagsan haba lahaadee Ban Ki-Moon wuxuu intaas raaciyey in dhinacyo uu ku sifeeyey kuwa xagjir ah ay illaa imminka kasoo horjeedaan heshiiskaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xagjir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan