U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jeedi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf JSubg JE5 xar
1

Wax foolkoodu jiho gaar ah ku aaddanaa meel kale u duwid.

2

Cid hawl ay fulin lahayd ka hoosaasin.

Tusaale Dheeraad ah3

โ€œ

Hadda ogoow markaan sidaa ku leeyahay weli anigu adiga ayaan u damqanayaa, taagga talo u jeedi-baan is-leeyahay.

โ€
โ€œ

Waayo, muddadii uu shirkaasi socday ee lixda bilood ahayd, inta ku nool caasimaddii hore ee Muqdisho, habeenkoo dhan waxay ku soo jeedi jireen daawashada Maaweeladii iyo luggooyadii, shaashadda TV-gii Carta ee loo bixiyay โ€œSoomaaliyay maqal.โ€

โ€
โ€œ

Waxaan ku boorineynaa Golaha Amaanka, Dowladda Mareykanka iyo Midowga Yurub in aysan asaas ka dhigan warbixintaan aanan dhammeystirneyn dhibaatana u soo jeedi karta dowladdan tabarta daran ee Soomaaliya.

โ€

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

J ยท JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jeedi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan